Ciidanka DF oo dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab, kuwo kalena nolol ku qabtay

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in howlgal balaaran oo ay ka fuliyeen degaanka Aw-diinle oo qiyaastii magaalada Baydhabo u jira 30km ay ku dileen labo ka tirsan Al-Shabaab, labo kalena nolosha ku qabteen, kalana wareegeen hubkii ay wateen Taliyaha Qeybta 60-aad ee Xoogga dalka Jeneraal Maxamed Sheekh Cabdullaahi Cismaan ayaa sheegay in howlgalka uu … Continue reading Ciidanka DF oo dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab, kuwo kalena nolol ku qabtay